Wariyayaasha Soomaaliyeed Oo Hanbalyo Dhalasho U diyara Wariye C/qaadir Maxamed Faarax (DULYAR)

1:-Maxamed C/laahi Aadan {Siidii} 2:-C/fitaax Muxiyadiin Nuur {Lajecloow}, 3:- Daahir C/lle Calasoow, 4:-Ibraahin Maxamed Xuseen, {Jekeey} 5:-Cumar Sh.Axmed {Shaam} 6:-Sahro Max'ud Koronto {S-Keyf} 7:-Maxamed Shiil Xasan, {Shiil} 8:- Mustafa Xaaji Cabdi Nuur 9:- Xuseen Cali Cilmi, {Otto-dheere} 10:- C/wali Ibraahin [Garyare} 11:- Maxamed Cabdi Faarax {Afgooye} 12:- Xasan Cali Geeseey, 13;- Fardows Sh, Xasan {Kuuriya} 14;-C/rixmaan Max'ed Xasan { Xudeyfi} 15:- Bashiir Maxamed C/qaadir {Al-Bashiir} 16:- Sahro C/laahi Yuusuf, 17:- Maxamed Ibraahin {Ruush} 18:- Xasan Maxamed Dhaaleey, 19:-Cabdi Maxamed Ismaaciil, [C.Cuud} 20;- Maxamed Bashiir Sh,Axmed, 21:- C/qaadir Axmed Colaad, 22:- C/sataar Daahir Sabriye, 23:-Axmed Cali Sheekh, 24:- C/naasir M.Cumar {Zerro} 25:- C/laahi Maxamed Xuseen {Taajiroow} 26:- Cilmi Cismaan Faarax {Boodhari}
27:- Ayaanle Xuseen Cabdi Dhamaan Suxufiyiintan oo kala joogta Dalka gudihiisa iyo dibadiisa, waxa ay hanbalyo u dirayaan,Suxufiyiinta kala ah, C/qaadir Maxamed Faarax, {Dulyar} iyo Nasteexo Cali Mirre, oo iyaga oo kala jooga Muqdisho iyo Adisababa, uu 1-dii Luulyo 2010-ka wiil ugu dhashay Cusbitalka Madiina ee M/Muqdisho, Wiilkan oo uu adeerkii Xudeyfi u bixiyay C/rixmaan C/qaadir Maxamed {Daljir] waxa ay dhamaan axsaabtani leeyihiin soo bar-baar oo noqo Madaxweynaha Soomaaliya,
www.wariyaha.com
Maamulka Wariyaha.com Kala xiriir Email:suxufi@yahoo.com |