Shabakada warbaahinta Heegantv.com oo soo kordhisay barnamaij cusub iyo xafis cusub oo ay kahirgalisay Kenya.
26 July 2010 Agasimaha guud ee shabakada warbaahinta heegantv.com mudane Axmed Cabdi Faarax ayaa kahadlay waxqabadka shabkadda heegantv.com oo kamid ah wabsedyada ugu caansan,kuwa somaliyeed.
Axemd
Cabdi Farax ayaa sheegay in uu wabsedka qabto arimo farabadan isagoon
ey dadka somaliyed ka aqristaan,aqbaaraadka caalamka,iyo madadaalo
ubadan suugaanta iyo majajilada somaliyeed.
Heegantv.com
ayaa sida aad magacaba ka arki kartaan waxa mustaqabalka dhaw lagu wada
in uu isku badalo TV iyadoona iminka uu leeyahay wabka barnamijyo
muuqaal ah,oo lagu eegayo arimaha xiligan taagan iyo raadraaca taariikh
qiimo ugu fadhida umada somlaiyeed.
Agasimaha shabakada wararka ee heegantv.com ayaa sheegay in lahirgaliyay xafiis cusub oo ey yeelato shabakada wararka heegantv.com,kaasi
oo laga hirgaliyay magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxana uuna intaasi
raaciyay in xafiiskaasi,maamulkiisa hayo tafaftiraha shabakada wararka heegantv.com
mudane Abdifitah Mohamud Ahmed (abaal),isalamarkaana ey la xiriiri
karaan dhamaan dadka jacel in ey xiriir lasameeyaan shabkada wararka ee
heegantv.com.
Waxa uu sidokale Agaasimaha shabakada waraka heegantv.com sheegay in wabsdka lagu sookordhiyay barnaamij lamagacbaxay {sahanka heegantv.com} kaasi oo lagu eegayo arimaha,waxbarashada,caafimadka,suugaanta iyo dhaman arimaha laxiriira horumarka bulshada.
Sidokale waxa uu agasimaha ugu baaqay aqristayasha,iyo daawadayaasha heegantv.com
in ey lasocdaan barnamijkas oo ay wax lataabankaro ka faaiidi
doonaan,waxana inta badan barnamij_kasi lagu casuumi doonaa
aqoonyahano,culumaa’udiin,suxufiyiin iyo qaar kamid ah cuqaasha iyo
waxgaradka somaliyeed si ey wax lataban karo u gu soo gudbiyaan bulshada
somaliyeed.
Barnaamijka
ayaa waxa uu noqon doonaa mid todobaadle ah kasi oo sogali doona wabka
jimco kasta isagoona saarnaandoona ilaa laga gaaro jimcaha kale.
Dhanka kale agaasimaha heegantv.com
ayaa ugu dambeyntii sheegay in ey soo dhaweynayaan dhaman qeybaha
kaladuwan ee bulshada somaliyeed,isagoona sigaar ah ugu baaqay
ganacsatada somaliyeed meelkasta oo ay joogaan in ey wabka ku
soobandhigan karaan dhaman sharaxaada ey doonayaan ee laxiriirta
ganacsigooda,iyadoona uu maamulku uu balanqaadayo in uu gacmo furan ku
soodhaweynayo.
kala xiriir xafiiska heegantv.com ee kenya
Abdifitah mohamud ahmed “abaal”
abaal77@gmail.com
abaal77@hotmail.com
Nairobi,kenya
+2547 28723526
www.wariyaha.com
Maamulka Wariyaha.com Kala xiriir Email:suxufi@yahoo.com |